Guddoomiye ku-xigeenka labaad Golaha Shacabka oo xoolo guddoonsiiyay ciidanka ku sugan aagga hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose “SAWIRRO”
Guddoomiye ku-xigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa xoolo nool ku wareejiyay ciidanka xoogga ...
















