Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo uu diray Ciidanka Xoogga Dalka Munaasabadda 12-April “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay ...














