Dekadda Muqdisho oo laga Bilaabay baarista Cudurka halista ah ee karoona feyrus.
Wasaaradda dekadaha, Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dekadda Muqdisho oo iska kaashanaya siddii looga hor-tagi lahaa Cudurka karoona ...
Wasaaradda dekadaha, Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dekadda Muqdisho oo iska kaashanaya siddii looga hor-tagi lahaa Cudurka karoona ...
Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda Nabad sugida iyo SIrdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in Horjoogaha Kooxda Alshabaab Axmed ...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu Magacaabay Maamulka Magaaladda Dhusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug. ...
Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow Ayaa Maanta Gaarsiiyey Xabsiga Dhexe ...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo kusoo gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxwyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa kulan ...
Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hassan Ali Kheyre has on Tuesday cut the ribbon of the ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle Ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Arrimaha horumarka Maaliyadda Dalka, islamarkaana ay ...
Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code) ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho