Dowladda Oo Xaqiijisay in ay soo Kordheen Xaalado Cusub oo COVID-19 Ah
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda ...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Janaale ayaa waxaa isu soo dhiibay Maxamed Aadan Isxaaq oo 15 jir ah, ...
Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida Qoraagii Soomasliyeed iyo saxafigii rugcadaaga ahaa ...
Dowladda aynu Walaaha nahay ee Turkiga ayaa agab loogu talagalay ka hortagga COVID-19 soo gaarsiisay magaalada Muqdisho. Diyaaraddii siday shixnadda ...
Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Degmooyinka Cadalle. Warsheekh iyo Balcad si kumeel gaar ah uga hakiyay dadkii dalxiiska utagi jray ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo ...
Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka. ...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranku ayaa bulshada Soomaliyeed u xaqiijiyay in wararka beenta ee lagu sheegay in gudigu ku ...
Kulankan oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha ...
Maamulka Hano Academy iyo ardayda machadka ayaa soo saaray ku dhawaad saddex kun oo ah face mask oo la isaga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho