Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo qabatay shir looga hadlayo fulinta mashaariic horumarieed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo qabatay shir looga hadlayo fulinta mashaariic horumarieed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan  oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha Dalka ee uu maalgalinayo Midowga Yurub oo guud ahaan Dowlad Goboleedyada Dalka u qoondeeysay in mashruucan ay ku baxdo lacag gaaraysa 83 Milyan oo Yuuro.

Kulankan oo ay ka qayb galeen Wasiiro, Wasiir-ku xigeenno iyo Agaasimayaal ka socda Wasaaradaha Arimaha Gudaha, Howlaha guud, Ganacsiga,  Kallumeysiga, Shaqaalaha, Biyaha, Beeraha, Deegaanka iyo Qorsheynta oo hagida Howshani leh ayaa lagu diyaarinayaa Qorshaha Fulinta Mashruucan, iyadoo lawada qiimeynayo saameynta cudurka Caronavirus uu ku yeelanayo Dalka iyo dhaqaalihiisa.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Barre Maxamed Muuse Xiriiriyaha Xaafiiska Hagista Mashaariicda Midowga Yurub ee Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa sheegay in loo baahanyahay xilliagan in madaxda Wasaaraha ka qeyb galaya shirka inay la yimaadaan qorshe mid ah si loo fuliyo mashruucan.

Wasiiru dowlaha Qorsheynta ahna sii haya Wasiirka Wasaarada mudane Cabdiraxmaan Cusmaan oo ugu dambeyn ka hadley furitaanka kulanka ayaa muujiyay in lagama maarmaan ay tahay dajinta siiyaasad wax ku ool ah oo horseed ka noqota fulinta mashruucan si looga baaqsado saameynta cudurka COVID-19.

Kulankan oo soconaya mudo dhowr cisho ah waxaa sidoo kale ka qayb galayaya Xafiiska Hanti-dhowraha Galmudug oo qayb ka noqonaya ka baaraandagida qorshaha fulinta mashruucan.

Maxamed-deeq Cabdi Dhuusamareeb

Previous Post

Machadka Hano Academy oo soo saaray marooyinka wajiga lagu xirto (Face mask) “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo beeniyay warar laga faafiyay

Next Post
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo beeniyay warar laga faafiyay

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo beeniyay warar laga faafiyay

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In