Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Oo Daah-furay Siyaasadda Qaran Ee Daryeelka Bulshadda.
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)، oo maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya ...