DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ...