Dhaawacyadii la geeyay dalka Qatar oo deeq lacageed la gaarsiiyay+Sawirro
23-ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Ex-Kontarol Afgooye dhammaadka sanadkii 2019 ayaa wali lagu daaweynayaa Dalka Qatar,halkaas ...
23-ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Ex-Kontarol Afgooye dhammaadka sanadkii 2019 ayaa wali lagu daaweynayaa Dalka Qatar,halkaas ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane ; Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Sabti ah si ...
Guddoomiyaha Guddiga midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa mdaxda Soomaaliya iyo Kenya ku bogaadiyay wada xaajoodka ay ka yeesheen soo ...
Ciidamanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn Cirka ah ku dilay Bashiir Maxamed (Qoorgaab) oo ahaa Abaanduulihii ...
Howsha maanta waxaa ka qaybgalay wareega 12-aad ee ololaha isxilqaan hawl-wadeenada kala duwan ee ka shaqeeya xafiiska xeer ilaaliyaha guud ...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo; Saynab Cabdi Macallin oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; Cabdicasiis Xasan Maxamed ...
War saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo howl-galka Africom ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen Ciidamada wada ...
UNHCR Welcomes Somalia deposit of the Instruments of Ratification of the Kampala Convention
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa xalay ka qeyb-galay xafladda xiritaanka Bandhiggii ...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno ka mid ah labada Gole ee Baarlamaanka iyo duqa magaalada Muqdisho ayaa ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho