Mas’uuliyiin ka kala socday Maamulada Galmudug iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo heshiis hor dhac ah wada gaaray “SAWIRRO”
Maamulada Galmudug iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiyaha ayaa yeeshay kulan ay oga hadlayaan dagaalo laba beelood ku dhexmaray xadka ay ...















