Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta , Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta ...















