Wasaaradda Cadaalladda oo soo saartay amaro ay ku mamnuuceyso boobka dhulalka ciidanka Asluubta
Wasaaradda Cadaalladda iyo arrimaha Garsoorka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ay ku mamnuuceyso isticmaalka, boobka iyo qaadashada sharci ...
















