Dawladda Qatar 5 diyaaradood oo sida gargaar caafimaad u dirtay Shiinaha.
Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay ...
Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay ...
Wararkii u danbeeyey ee kasoo baxay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Shiinaha ayaa sheegaya in dadka la ...
Kooxaha mucaaradka dhex-dhexaadka ah ee Siiriya ayaa dhameystiray heshiis ku qotoma isweydaarsiga maxbiistii ay labada dhinac ku kala qabsadeen agaaladii ...
Madaxweynaha Dawladda Turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khadka telfoonka ku yeeshay wada hadal waqti kooban ...
Ciidanka Asluubta soomaaliya ayaa Maanta xusaya sanad guuradii 50-aad ee ku beegan aas-aaskooda. Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa uu ka mid ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka tirsan ...
Wasiirka amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Md; Maxamed Cabdiraxmaan kheyre ayaa Maanta Xarigga ka jaray Saldhigga Booliska Degmada Cadale ...
Munaasabadan oo aheyd mid lagu soo dhaweynayay arday cusub oo ku soo biirtay jaamacadda Cavendish ee ku talaa Caasimadda Kampala ...
Xildhibaannadaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle oo deegaan doorashadoodu tahay degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa kulamo la qaatay golaha ...
Maanta oo kale waxaa Caalamka laga xusaa maalinta Afka hooyo, waxaana bishii Nofeembar sanadkii 1999-kii shir ay qabatay hey”adda waxbarashada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho