Wasiirka Shaqada XFS oo xafiiskiisa kula kulmay Maareeyaha wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed+Sawirro
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maareeyaha guud ee ...















