Dowlada Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD oo magaalada Muqdisho kulan wada-tashi ah ku yeeshay.
Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan hannaanka Ilaalinta nabad galyada ...
Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan hannaanka Ilaalinta nabad galyada ...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa cambaareeyay Dilka Wariye Cabdiwali Cali Online oo ka tirsanaa Universal Tv. Wariyaha ayaa maanta Kooxo ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi ah ku ridday mas'uul ka tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir oo lagu helay in ...
Munaasabadaan ay soo qaban qaabiyeen rugta qorayaasha Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa marti waxaa ku ahaa wasiirka shaqada iyo Arrimaha ...
shir ay soo qaban qaabiyeen wasaaradda Howlaha guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,isla markaana ay ka qeybgalayaan Wasaraddaasi iyo Wasaaradaha Hawlaha ...
Agaasimaha Waaxda deb demiska gobolka Banaadir C/qani Maxamed Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay ku guuleysteen ...
Munaasabadan lagu weyneynayay 60 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska ciidanka cirka ee xooga dalka oo ay soo qaban ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomalaiya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta tababar u furay 20 Saxafi ...
Gudoomiyaha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa kormeeray mashaariic horumarineed, oo ay maalgelineyso Wasaaradda arimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ...
Iyadoo lagu hawlanyahay horumarinta xarumihii danta guud, isla markaana ay gebagebo marayaan qaybo badan oo kamid ah dhismayaashii dib loogu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho