WHO oo Sheegtay in Soo Saarista Tallaal ama Dawooyin Soo Afjari Kara Caabuqa Corona Virus ay qaadan karto 18 bilood
Agaasimaha Guud ee ururka caafimaadka adduunka WHO Tedros Adanom ayaa shaaca ka qaaday in 45 dal oo dunida ah ay ...
Agaasimaha Guud ee ururka caafimaadka adduunka WHO Tedros Adanom ayaa shaaca ka qaaday in 45 dal oo dunida ah ay ...
Wasaaradda caafimaadka Federaal iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa maanta kulan ka yeeshay sidii dib u eegis lagu sameeyn lahaa ...
kulankaan oo ahaa mid bulshada looga wacyi galinayay khatarta cudurka covid 19, sidoo kalana xariga looga jarayay xarun caafimaad oo ...
Madaxweynaha Dawladda Masar Abdulfatax Al-Siisi ayaa lagu karantiilay goob gaar ah oo caafimaadkeeda aad loo hubiyay, waxaana arrintaas keenay saamaynta ...
Dhageystayaasheenna sharafta leh ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda COVID-19 ee Radio Muqdisho oo maanta aan ku eegeyno xaaladihii ugu dambeeyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Abdinasir Yuusuf Haaji ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jeneraal.Mohamed Abshir kula wareegay qalab caafimaad oo looga ...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 4 qof oo hor leh laga helay cudurka COVID-19, midaas oo ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho