Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka  federaalka  iyo kuwa maamul Goboleedka  oo yeeshay kulan ku saabsan dib u eegista xermooyinka caafimaadka.

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda caafimaadka  federaalka  iyo kuwa maamul Goboleedka  oo yeeshay kulan ku saabsan dib u eegista xermooyinka caafimaadka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka Federaal iyo kuwa  maamul goboleedyada dalka ayaa maanta kulan ka yeeshay sidii dib u eegis  lagu sameeyn lahaa xermooyinka caafimaad ee dalka.

Soo bandhigidda Dib u eegista lagu sameeyay xermooyinka caafimaadka aasaasiga ah ee dalka oo ah barnaamij ay wajigiisii koowaad sanadkii 20019 kasoo wada shaqeeyeyn Wasaaradaha caafimaadka ee heer federaal iyo heer maamul goboleed yoolkiisana uu ahaa in la helo adeeg bixin caafimaad oo loo dhanyahay ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaraddaha Caafimaadka ee federaalka iyo Wasaaradaha maamul Goboleedyada dalka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii loo kordhin lahaa adeegan dhaqaala badana loogu heli lahaa xermooyinka caafimaadka aasaasiga ah ee  dalka iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa in dalka oo dhan la gaarsiiyo adeegan si looga wada faaiideysto.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa  hadalkeed diirada ku saartay muhiimada ay  Bulshada Soomaaliyeed u leedahay in ay helaan adeega Caafimaad oo loo dhanyahay.

Previous Post

Maamulka Gobalka Mudug oo Bulshada u qabtay kulan loga wacyi galinayay khatarta cudurka covid 19

Next Post

WHO oo Sheegtay in Soo Saarista Tallaal ama Dawooyin Soo Afjari Kara Caabuqa Corona Virus ay qaadan karto 18 bilood

Next Post
WHO oo Sheegtay in Soo Saarista Tallaal ama Dawooyin Soo Afjari Kara Caabuqa Corona Virus ay qaadan karto 18 bilood

WHO oo Sheegtay in Soo Saarista Tallaal ama Dawooyin Soo Afjari Kara Caabuqa Corona Virus ay qaadan karto 18 bilood

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In