Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Norway “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna ...
















