Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee maamulkaas
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka ...
















