Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo saxiixay buugga tacsida ee geerida Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi “SAWIRRO”
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa maanta saxiixay buugga tacsida ee ka furan Safaaradda ...
















