Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti
Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye ) ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti ...
















