Ciidamada DANAB oo Miinooyin badan ka saaray Wadooyinka ka baxa degmada Aw-dheegle
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadu ay ku ...
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadu ay ku ...
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo lagu baacsanayo haraadiga ...
Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maleeshiyaadka argagaxisada ...
The Somali military has registered more success against the Al-Shabaab terror group with the liberation of the agriculturally rich town ...
kulankaan ay isugu imaadeen Wasaaradaha Qorsheynta ee maamul gobaleedyada iyo maamulka Gobalka Banaadir oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga ...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ahna Taliye ku-xiggeenka XDS Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed, Safiirka Ku-xiggeenka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka ee ...
Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u ...
Maamulka gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faahfaahiyey howlgal Ciidanka Danab ee Xoogga dalka ay kula wareegeen degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha ...
Kiiska loo heystay Andrew Brain Irlam oo ahaa muwaadin u dhashey Dalka Britain ayaa maanta Maxakamadda gobolka Banaadir go’aan kama ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho