Hirshabeelle iyo QM oo ka wada hadlay wax ka qabashada barakaca iyo fatahaadaha
Muqdisho-(Radio Muqdisho)-Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya , James Swan ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabbilay Wasiirka arrimaha Gudaha Maamul Goboleedka ...
















