Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib shirkii Baarlamaanada dalalka Islaamka ee Burkina Faso+Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ...
















