Danjire Guulwade Oo Laga Aqbalay Is-Casilaadiisa Xubinnimada Guddiga Wadahadallada DFS iyo Somaliland
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay caddeynaysaa in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta ...
















