Dhageyso Barnaamijka SAHANKA RAADIYAHA ee Radio Muqdisho
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada Barnaamijka SAHANKA RAADIYAHA oo xilligaan oo kale 10:00AM aad ka dhageysataan Radio Muqdisho Codka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada Barnaamijka SAHANKA RAADIYAHA oo xilligaan oo kale 10:00AM aad ka dhageysataan Radio Muqdisho Codka ...
Magalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir ay soo abaabuleen Urur Gobolleed-ka IGAD iyo midowga Yurub, ...
Shir u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo ...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka subax ee Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xilligaan oo kale 8:00AM aa ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda dowlad goboleedka Galmudug mudane Abshir Xaashi Cali oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ...
Masuuliyiinta Dalka Nigeria ayaa sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus nin u dhashay dalka Talyaaniga, kaasoo ka safray magaalada Lagos ...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Caasimadda Dalka ...
Laba xubnood oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay gelinkii dambe ee Shalay duqeymo xagga Cirka ah oo ka ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee Carriga Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta ...
Dowladda Maraykanka iyo Ururka Taliban ayaa goor dhow saxeexaanaya heshiis nabadeed oo astaan u noqon kara dhammaadka dagaalkii ugu dheeraa, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho