Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka iyo Taliban oo goor dhow heshiis kala saxiixanaya

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Mareykanka iyo Taliban oo goor dhow heshiis kala saxiixanaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Maraykanka iyo Ururka Taliban ayaa goor dhow saxeexaanaya heshiis nabadeed oo astaan u noqon kara dhammaadka dagaalkii ugu dheeraa, kaasi labo sano oo wadahadalo ah ka socday caasimada Qadar ee Doha.

Munaasibadda heshiiska ayaa ka dhacaysa Magaalada Doha ee Dalka Qadar, waxaana la rajeynayaa Qadar in ay dejiso marxaladda ka bixitaanka ciidamada Mareykanka iyo wadahadalada u dhaxeeya Afghanistan iyo mareykanka si loo go’aamiyo mustaqbalka dalka, iyadoo Diblomaasiyiin ka kala socota wadamada Afghanistan, Mareykanka, India, Pakistan iyo dalal kale oo ka tirsan UN-ka ayaa wadahadalo bilaabay maanta, ayna ku wehliyaan wakiilo ka socda Taliban, kuwaasoo ku shiraya hoteel Sheraton ee Doha.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Jimcihii, Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa hadal uu jeediyay ku booriyay dadka reer Afgaanistaan inay ka faa iideystaan fursadda nabadda iyo mustaqbal cusub oo dalkooda ah.

Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa goob joog ka noqon doona saxiixa Doha, halka Xoghayaha Difaaca Mark Esper la filayo inuu soo saaro bayaan wadajir ah oo ay kula jirto dowlada Afghanistan ee Kabul.

Previous Post

Laamaha Ammaanka Boosaaso oo soo saray Miino

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha fulinta Hey’adda lacagta aduunka

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha fulinta Hey’adda lacagta aduunka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha fulinta Hey’adda lacagta aduunka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In