Ciidanka kumaandooska oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa deegaanka Toorotoorow “SAWIRRO”
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 16-aad ee DANAB ayaa maleeshiyaadka Al-Shabaab kalawareegay DegaankaTooratorow oo hoosyimaada Degmada Aawdheegle ee ...
















