Qaramada M. oo sheegtay in duqeyntii Shirkadda Aramco ee Sacuudiga aysan ka dambeyn Xuutiyiinta
Warbixin ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax ...
Warbixin ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax ...
Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar ...
Howlgal qorsheeysan oo ay qaadaan ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab. Howlgalku waxa ay ...
Ciidamada Amniga oo xalay Howlgallo Ka Wada Magaalada Muqdisho Ayaa Qarxiyay Miinooyin Dhulka Lagu Aasay. Ciidamada sida gaarka ah u ...
Guddiga Farsamada maamul u dhisida Galmudug ayaa Odayaasha dhaqanka Galmudug Caawa Dhusamareb uga furay Tababar ku saabsan Habka loo soo ...
R/wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaalada Dhuusa-mareeb ...
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka tacsiyeeyay, geerida Allaha u naxariistee ...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay la murugooneysaa ...
Guddoomiyaha gudiga maamul dhisada Galmudug Maxamed Xasan Geele, oo goordhow shir jiraaaid Ku Qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in dhamaaan la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho