Guddoomiyihii hore ee Shangaani oo kulan duco ah loo sameeyay
Tartan Kubadda cagta oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Guddoomayahii hore ee Shangaani ayaa lagu qabtay Muqdisho. Tartankan isboorti ayaa ...
Tartan Kubadda cagta oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Guddoomayahii hore ee Shangaani ayaa lagu qabtay Muqdisho. Tartankan isboorti ayaa ...
Maamulka Degmada Warta Nabadda ayaa burburiyay dhismooyin si sharcidara ah oo laga dhisay waddo dhaxmarta Waaxda 3-aad ee Degmada Warta ...
Shirweynahan oo si weyn loo soo agaasimay isla markaana ujeedkiisu ahaa in lagu doorto hogaanka cusub ee afarta sano ee ...
Shacab isugu soo baxay magaalda Garoowe ayaa madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka codsadey sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiis ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada ...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdiraxman ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee u fadhiya ...
Warbixin ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax ...
Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho