Wasiir Beyle“Dib-u-habeynta hey’adeheena Amniga ayaa inoo sahashay guusha wadajirka ah”
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal ...
















