Wasiirka Cayaaraha oo daah furtay dhiggidda roogga cagaaran ee garoonka Stadium Muqdisho “SAWIRRO”
Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa daah furtay dhigitaanka roogga cagaaran ee garoonka ...
















