Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta labaad ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda dalka+Sawirro.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xaruta labaad ee ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xaruta labaad ee ...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad nolol xumo ay soo wajahday dadka barakacayaasha ee ku sugan magaalada Beledweyne ee ...
Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa usoo baxday Rubuc dhamaadka Isreebreebka Feerka Afrika ee loogu soo gudbayo Ciyaaraha Olambikada ...
Ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa howlgallo lagu sugayay amniga ka sameeyay tuulooyinka u dhaxeeya degmada Maxaas iyo deegaanka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh, halkaan hoose ka dhageysta warka subax ee Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maalin walba aad dhageysataan ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha, gaar ahaan Lo’da, taasoo Nadaafadeed Magaalada hoos ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay wadanka ...
Digreeto ka soo baxday taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa isbadal lagula sameeyay taliskia Booliiska Galmudug iyo degmooyinka Taliyaha Booliiska Galmudug ...
v Maadaama dhawaan dunida laga xusay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo ayaa waxaan qormo kooban ku soo qaadaneynaa taariikhda ...
Dawladda Qadar ayaa dalka Shiinaha u dirtay 5 diyaaradood oo ku raran sahay caafimaad halka qaar kamid ah diyaaradahaasina ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho