Dhageystayaasheena sharafta leh Kusoo dhawaada Barnaajika Caafimaadka oo ah barnaamij isbuuciiba mar aad ka dhageysataan Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya. ...
Masjidka Faqrudiin oo ka mid ah masaajida ugu taariikhda dheer dalka ayaa waxaa la dhisay 7 qarni ka hor wuxuuna ...
Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug. War saxaafadeed ...
Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Dooxa ee caasimadda Dalka Qatar ayaa shir muhim ah ...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben ...
Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneyl, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa tababar socon doona mudo 3 maalmood ah ...
Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howl galo qorsheysan ka waday ...
Taliyaha Qeybta 21aad ee Xogga Dalka Soomaaliya Generaal, Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay munaasibad lagu ...
Guddi u xilsaarnaa Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS ayaa soo gabagabeeyay howlo la xiriiray sameynta xogo iyo kayd dhexe oo laga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho