20 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Deegaanka Goof Gaduud tiro intaa ka bandanna lagu dhaawacay
20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Goof Gaduud oo qiyaasti 30 km ujirta magaalada Baydhabo ee Gobolka ...
20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Goof Gaduud oo qiyaasti 30 km ujirta magaalada Baydhabo ee Gobolka ...
Guddiga dib u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabeele, kaasi ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hortegay qorshe ay maleegayeen argagixisada Al-Shabaab, iyadoo loo geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. ...
Shirka Wasiirada Dalxiiska dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Al-Axsa ee dalka Boqortooyada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed C/raxmaan Kheyre oo goordhow la Hadley Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Sheegay ...
Olole nadaafadeed oo qeyb ka ah Isxilqaan kaas oo lagu nadiifinayo laamiyada iyo xaafadaha ayaa ka bilaawday degmada Kaaraan ee ...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tegay degmada Caluula ee Gobolka ...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ayax uu ku degay qaar ka mid ah Gobolka Gobolka Hiiraan. ...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe, kaas oo dhawaan ay soo saartay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho