Shirkii Maaliyadda ee Kismaayo oo la soo gaba-gabeeyay
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. ...
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiirada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya S/guuto C/Xamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil uu hogaaminaayo ayaa saakay kulan quraac ah u ...
kulankaan ayaa ahaa mid la-tashi ah waxaana Guddiga Kheyraadka Qaranka,Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalak Sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ...
The Djiboutian contingent serving under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has deployed a new battalion, the 7th Battalion, ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday maareeyihii Golaha ...
Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga gurmadka fatahaadaha Baladweyne ee Somaliland ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 600,000 oo dollar (Lix ...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow oo ka hadlayay munaasabadda xuska 76 guurada ka soo wareegtay ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda carruurta u qabatay howlwadeenno ka tirsan dowladda Federaalka ...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan oo ka hadlayay xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka ...
Ciidamada xoogga dalka qeybta Gobolka Hiiraan ayaa wado qorshayaal lagu dar dar gelinayo howlgallada ka dhanka kooxda argaxisada Al-Shabaab, si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho