AMISOM donates scholastic materials to Dr Qamar Primary School in Mogadishu
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has donated an assortment of scholastic items to Dr. Qamar Primary School in ...
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has donated an assortment of scholastic items to Dr. Qamar Primary School in ...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar ...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 15 hor-jooge oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ku dilay how-lgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen ...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada ...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug waxaa ka socda qaban qaabadii ugu danbaysay ee lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka ee maamulkaas, ...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daahfuray barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa bulshada, ...
Dhawaan Hey'adda lacagta aduunku waxa ay Sheegtay inay diyaarisay qorshe maaliyadeed oo looga tala galay deyn dhaafka Soomaaliya. Kristalina Georgieva ...
Guddiga maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka guud ee doorashada madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug. Hoos ka ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Soo dhoweeyay go’aanka deyn cafinta ee hay’adda Lacagta Adduunka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho