Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday heshiis dhanka duulimaadka “SAWIRRO”
Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis la isu furayo hawada labada dal si loo sahlo ganacsiga labada dal. ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis la isu furayo hawada labada dal si loo sahlo ganacsiga labada dal. ...
Tabarbarkaan oo socday mudo 6 maalmood ah ayaa loo soo xiray saraakiisha Ururada guutada 5aad qeybta 27 aad ciidanka xooga ...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameynayay deegaanno ka tiran gobolka Bakool ayaa gacanta ku soo dhigay carruur muddo sideed ...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shalay gaaray magaaladda ...
Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsaneyd “Ahmiyadda Afka Hooyo iyo Aayaha Ubadka Soomaaliyeed”, ayna ka soo qeyb-galeen Xildhibaanno, ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi xasan Maxamed ayaa kulan la yeeshey xubno kasocdey Baarlamaanka Midowga Yurub oo booqasho ku ...
Maxaas-(Radio Muqdisho)-Guddoomiyaha Degmada Maxaas, Cabdi Muumin Xiish iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta kormeer dhiirri gelin iyo ...
Gaalkacyo-(Radio Muqdisho)-Taliyaha qeybta Booliiska Fadaraalka Gobalka Mudug,G/sare; Maxamed Nuur Cali Gadaar, ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda amni iyo halka ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho