Wasiirka Wasaaradda Waxbashada xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlay Arinka Ardayda dugsiyadda sare ee Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Waxbashada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale ka hadlay xiisada wasaaraddiisa kala dhexeysa dowlad goboleedka Puntland. ...
















