Caruur ku geeriyootay baraag biyo oo ku taala deegaanka Shilaabo
Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen ayaa Shalayto ku dhimatay Baraag ay Biyo ku jiraan ...
Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen ayaa Shalayto ku dhimatay Baraag ay Biyo ku jiraan ...
Wasiirka Wasaardda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaliya, Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Boqortooyada Dalka Marooko, Abdelkader ...
Guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee Golaha shacabka BFS, Wasiiro, Xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, odayaal dhaqmeed ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj; Cabdullaahi Cali Xasan oo Muqdisho kula kulmay madaxda Baanka Adduunka u qaabbilsan Soomaaliya ...
Wararka ka imaayana magaalada Baledwene ee gobalka Hiiraan oo ka tirsan maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in cudurkii shuban biyoodka ...
Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj, Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa faah-faahin ka bixiyay sharciga Jaan-goynta iyo tayo-dhowrka Soomaaliya, isagoo ...
Waxaa muddooyinkii u dambeeyay uu hoos u dhac ku yimid wax soo saarkii Kalluumeysatada Gobolka Mudug, taas oo loo aaneynayo ...
Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho