Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Mashuuca Maal-gelinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Ay Ku Bexeyso US$1.6Milyan+Sawirro
Muqdisho, Isniin, Janaayo 27, 2020--- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay mashruuc lagu ...
















