Ra,iisul Wasaare Kheyre oo sheegay in muddo laba bil ah lagu soo gabagabey doono Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Ra,iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,(XFS) mudane, Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo ...
















