Golaha Aqalka sarre ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo cod aqlabiyad leh Ku ansixiyay Hindise-sharuciyeedka maareynta maaliyadda guud ee dalka. “Sawirro
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 17-aad ee Kalfadhiga 6-aad, waxaana kulankaan ...
















