Xildhibaannada labada aqal oo ka hadlay habraaca ansixinta dib u eegista Dastuurka “SAWIRRO”
Kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee ...
Kulanka wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee ...
Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ay wehliyeyn Wasiir ku xigeenka Dekedaha, gudoomiye ku xigeenka rugta ganacsiga, Xubno ka socday mashruuca GEEL ...
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulan wadajir ah. Kulankaan oo ...
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane; Saddiiq Xersi Warfaa,ayaa sheegay in Dowladda federaalku ay dedaallo lixaad leh ugu jirto ...
Webiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameeyay tuulooyinka hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo saameyn ku yeelatay bulshada ...
Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mudane Xasan yabarow Wiish iyo Xoghayaha Guud ee xiriirka kubadda cagta Soomaaliya mudane Yuusuf Muxudiin ayaa ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheekh yuusuf (Cadaala) oo ay wehliyaan qaar ...
Shirkani oo u dhexeeya dalalka Afrika iyo Talyaaniga looguna magaca daray (Afrika & Italy Business Week) ayaa si rasmi ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho