Waalidiin wiilashooda ku xiran dalka Cuman oo dowladda Federaalka ka codsaday in loo soo daayo
Shacab isugu soo baxay magaalda Garoowe ayaa madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka codsadey sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiis ...
Shacab isugu soo baxay magaalda Garoowe ayaa madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka codsadey sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiis ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada ...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdiraxman ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee u fadhiya ...
Warbixin ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax ...
Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tababar ...
Howlgal qorsheeysan oo ay qaadaan ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab. Howlgalku waxa ay ...
Ciidamada Amniga oo xalay Howlgallo Ka Wada Magaalada Muqdisho Ayaa Qarxiyay Miinooyin Dhulka Lagu Aasay. Ciidamada sida gaarka ah u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho