Goorma ayay dhacaysaa Muxaadarada Sh. Umal qabanayo.?
Muxaadaro lagu waday in maanta uu ku qabto garoonka kubbada cagta ee Inj Yariisow ee magaalada Muqdisho Sheekh Maxamed Cabdi ...
Muxaadaro lagu waday in maanta uu ku qabto garoonka kubbada cagta ee Inj Yariisow ee magaalada Muqdisho Sheekh Maxamed Cabdi ...
Diyaarad nooca xamuulka ah oo sidda deeq gar-gaar Bini’aaddannimo ah ayaa Maanta soo gaartay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladan Muqdisho. Deeqdan ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa soo xiray koobka Jeneraal Daa'uud Cabdulle Xirsi oo ...
Soomaalida ku nool Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norway ayaa lacag dhan 82,500NOK oo u dhiganta $8,584 Us Dollar ku wareejiyey ...
Taliska Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka amaanka ...
Bayaan ka soo baxay wasaarada Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dadaalka ay dowladu galisay ...
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen doorashada Xubin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa Maanta Booqasho ku tagay xarunta ay ku shaqayso ...
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho