Puntalnd oo Dhaqaatiir u dirtey deegaanno uu ka dillaacey Cudur.
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey , deegaanka saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool, ...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey , deegaanka saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool, ...
Dowladda Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu kasoo gaaray Weerarkii Al-Shabaab ay shaley subax ku qaaday ...
Maareeyihii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma'da} ayaa maanta xilka ku wareejiyay Maareeyaha cusub Abwaan ...
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa canbaarayn dusha looga tuuray weerarkii kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo ka sameeyay tuulooyin hoostaga magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxaa ay ...
ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintey kuwo kalena waa ku dhaawacmeen duqeyn xagga cirka ah oo lagu qaaday iskuul ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iran ugu goodiyay inay weerari doonaan 52 goobood haddii Iran soo hujuunto Mareykanka ka dib ...
Maamulka degmada Cadalle ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegey in Maleeshiyada al shabaab ay dad Shacab ah ka dhaceen Xoolahooda ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay, degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho