Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka oo Si Rasmi ah Xilka ula wareegay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka oo Si Rasmi ah Xilka ula wareegay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyihii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma’da} ayaa maanta xilka ku wareejiyay Maareeyaha cusub Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube} oo uu Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) u magacaabay Maareeyahaa golaha murtida iyo madadaalada Qaranka.

Maareeyihii hore mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma’da} ayaa sheegay in wax badan lasoo qabtay waxne ay dhimanyihiin, isagoo Maareeyaha cusub kula dardaarmay inuu meeshaas kasii wado.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026

Maareeyaha cusub ee Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube} ayaa Maareeyihii hore uga mahadceliyay shaqadii uu usoo qabtay Qaranka, isagoo xusay inuu halkaas ka sii wadi doono.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo goobjoog ka ahaa xil wareejinta ayaa Maareeyihii hore uga mahadceliyay shaqadii wanaagsaneyd ee uu Qaranka usoo qabtay, isagoo Maareeyaha cusub kula dardaarmay in uu shaqada halkeeda kasii wado.

Sidoo kale waa Xilwareejinta goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo qaar ka mid ah agaasime waaxeedyadda Wasaaradda.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay

Next Post

Mareykanka oo Shaaciyey Qasaaraha ka dhashay Weerarkii Argagixisada Al-shabaab Ku qaadeen Xirada Manda Bay.

Next Post
Mareykanka oo dacwad ka gudbiyay shirkada laga leeyahay Shiinaha

Mareykanka oo Shaaciyey Qasaaraha ka dhashay Weerarkii Argagixisada Al-shabaab Ku qaadeen Xirada Manda Bay.

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In