Wasiiro ka tirsan XFS oo booqday Dhaawacyo ku jira qaar kamida Isbitaalada Muqdisho+SAWIRRO
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ay wehliyeen Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Qorsheynta, Warfaafinta, ...
















