Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Turkiga oo gar gaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowlada Turkiga oo gar gaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Turkiga ayaa gargaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya, kadib dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Diyaarad millatariga dalkaasi leeyahay ayaa goordhaweyd oo maanta ah ka soo duushay magaalada Kayseri, iyada oo sida gar gaar deg deg ah.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026

War ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in magaalada Kayseri ay ka duushay diyaarad ay leeyihiin ciidanka Turkiga taasi oo sida gargaar lagu caawinayo dadkii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay qaraxii maanta ee Ex-Control Afgooye.

Goordhow oo caawa ah ayeey u eheed markii madaxweynaha Jamhiiriyada aynu walaalaha nahay ee Turkiga uu ka tacsiyeeyay weerarkaasi.

Dowlada Turkiga ayaa ka mida dowladaha sida dhow u taageera dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed, waxa ayna marar badan sidaan oo kale gurmad deg deg ah ugu fidisay shacabka Soomaaliyeed oo ay Argagixisadu xasuuqday.

Previous Post

Madaxweynaha Turkiga oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

Next Post

Guddiga Gurmadka qaraxii Ex-control Afgooye oo shaqo bilaabay

Next Post
Guddiga Gurmadka qaraxii Ex-control Afgooye oo shaqo bilaabay

Guddiga Gurmadka qaraxii Ex-control Afgooye oo shaqo bilaabay

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In