Guddoomiye Cumar Filish “Waxaan bulshada uga digaa inay isticmaasho dhulka danta guud oo ay leedahay dowladda” SAWIRRO
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer howleed ku tegay degmooyinka ...















